Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Axmed Canjeex oo la wareegey xilkiisa cusub ee Gudoomiyaha Gobolka Gedo

$
0
0

Gudoomiyihii hore ee Gobolka Gedo Maxamed Kaliil oo Madaxweyne Axmed Madoobe Xilka ka qaadey ayaa xilkii ku wareejiyey Gudoomiyaha cusub ee Madaxweynuhu soo magacaabey oo ah Axemd Buulle Maxamed.

Inkastoo Gudoomiyihii xilka laga qaadey Mr.Kaliil uu saluugey xilka qaadista lagu sameeyey hadana wada tashi dheer ka dib wuxuu u hogaansamey go’aankii Madaxwrynaha.

Gudoomiyaha cusub Axmed Canjeex ayaa hada si rasmi ah ula wareegey Xilka Gudoomiyaha Gobolka Gedo.

Puntlandi
Kismaayo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles