Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Kulan ay dalbadeen Waxgaradka Gobolka Mudug oo ay hada kula jiraan Raysal wasaare Cumar Cabdirshiid

$
0
0

Waxaa Gaalkacyo ku sugan Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Raysal wasaare Cuimar Cabdirshiid Cali sharmaake, Waxgaradka Gobolka ayaa Xalay ka dalbadey Raysal wasaaraha inuu la qaato Kulan albaabadu u xiran yihiin kulankaasoo hada ka bilowdey Gaalkacyo, waxaa sidaas ku soo waramaya Puntlandi.com.

Lama oga waxyaabaha laga wada hadlayo, balse kala soco Puntlandi wixii xog iyo wara

Puntlandi
Gaalkacyo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles