Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Madaxweyne Gaas iyo Madaxweyne Uhuru Kenyata oo kulmey

$
0
0

Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweynaha Kenya Uhura Kenyata ayaa maanta kulan ku dhexmaray Aqalka Madaxtooyada Kenya.

Labada Madaxweyne ayaa waxay ka wada hadleen arimaha Soomaaliya, iyagoo isla soo qaadey dagaalka lagula jiro Argagixisada

Madaxweyne Gaas wuxuu kaloo Shalay la kulmey Wasiirada Arimaha Dibada Kenya Aamina Mohamed.

Faahfaahinta warkaan naga filo goor dhow.

Puntlandi.com

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles