Shir ay soo qaban qaabiyeen Midowga Yurub ayaa ka furmay Adis ababa kasoo ujeedkiisu yahay Wada tashi ayaa si gaara loogu casumay Raysal wasaarayaashii hore ee Soomaaliya po ay ka mid yihiin Gaas, Geedi, Cumar Cabdiarshiid, waxaa iyana lagu Casumay Galar iyo Farmaajo.
Dowlada Federaalka Shirkaan Shaqo kuma leh oo waa loo diidey iney ka qayb Galaan.
9
Faahfaahinta warkaan naga filo hoor dhow