Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Faahfaahin kooban.. Wali Labadii Hotel Xabadaa ka dhacaysa, Dhimashada oo dhaaftey 20

$
0
0

Weerarkii Caawa makhribkii ay kooxo hubeysan ku qabsdeen Hoteelada Siyaad iyo Weheliya ayaa xabadu wali socotaa, Waxaana Goobta hada soo gaaray Ciidamada Amisom iyo Kuwa Soomaalida ee loo yaqaan Alfa ee Maraykanku tababaro.

Sida wariye madaxbanaan oo ku sugan goobta uu u sheegey Puntlandi wali xabadu way dhaceysaa isla markaasna abada Hotel wali waxaa kujira kooxihii werarka ku qabsadey.

Hotel Siyaad waxaa la xaqiijiyey nimashada 12 halka Hotel weheliyana ay dhimashadu marayso 8 qof.

Xooga Amisom ayaa oo goor dhaweyd soo gaaray Labada Hotel ayaa la werreegay xoreynta labada Hotel waxaana la filayaa iney weerari doonaan dhowaan.

Waxaa dhici karta in ay kooxahaan ay haystaan Hoteelada ilaa waabariga sababtoo ah hada waa la isu habeyn sadey.

Wixii soo korha kala soco Puntlandi.

Puntlandi
Muqdisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles