Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

War Deg Deg ah– Hotel Weheliye oo labadbaadshey iyo Hotel Siyaad oo ay ka buuxeen Reer Puntland

$
0
0

War-Deg-Deg-ah-150x1131-90x65Wararkii ugu dambeeyey ee aan ka helayno labada Hotel ee Caawa la weeraray ayaa waxay xaqiijinayaan in Hotel Weheliya la laayay dhamaan kooxdii weerartey. Dhimashadu waa Sadeed qof,oo ciidan iyo Dad rayid ah oo Hotelka banaankiisa joogay ah, Dadka Hotelka deganaa waxba ma gaarin.

Hotel Siyaad wali waa la heystaa, Waxaana gudaha hada u galay Ciidanka Alfa iyo Kuwa Amisom.

Hotel Siyaad wuxuu ahaa Hotel ay aad u dagaan Dadka ka soo jeeda Puntland.waxaana xiliga laweerarayay ku afurayat dad badan oo reer Puntland ah.

Wali isaga xabadaa ka socota, waxaa kagusoo waramayaa dhimashada dhinaca Hotel Siyaad iney tahay 12 qof.

Hotel Siyaad wuxuu aad ugu dhowaa Villa Somalia.

Wixii soo kordha kala soco Puntlandi.

Puntlandi.com
Muqdisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles