Afhayeenka Xukuumada Raysal wasaare Cumar Cabdirshiid ayas loo magacaabay Cabdisalaan Axmed Caato, wuxuuna badali doonaa Afhayeenkii dhowaan xilka iska Casilay Ridwaan Xaaji.
Cabdisalaam wuxuu bilihii u dambeyey ka tirsanaa Xafiiska Raysal wasaaraha oo uu ka ahaa la taliye dhinaca Saxaafada ah, wuxuu horey uga yimid dhinaca Ururada Rayidka ah, Xukuumadii Madaxweyne Shariif wuxuu mar soo noqdey Agaasimaha Wakaalada Filimada Soomaaliyeed.
Puntlandi.com
Muqdisho