Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

BREAKING–Hotel Siyaad iyo Hotel Weheliye oo kooxa hubeysan gudaha u galeen, Ismiidaamin iyo Dagaal ka socda

$
0
0

breaking nesHotel Siyaad oo ku yaal kasoo horjeezka irida Weyn ee laga galo Villa Soomaaliya ayaa kooxo hubeysan ay gudaha u galeen, waxaana hada ka socda Dagaal iyo xabado la iswaydaarsanayo.

Hotel weheliya ayaa isna sidoo kale weerarkaan mid la mid ah lagu qaadey isna wuxuu gacanta u galay kooxo hubeysan oo Hotelka gudihiisa ayay ku jiraan.

Sida wararku sheegayaan gaari ay ka buuxaan waxyaabaha qarxa ayaa Hotel weheliye lagu weeraray markii hore, kasoo qif naftii halige ah uu isku qarxiyey kadibna kooxa hubeysan ayaa gudaha u galay Hotelka kuwasoo loo badinayo iney Al-shabaab yihiin.

Hoteladaan waxaa badanaa dega Siyaasiyiin.

Weeraradaan waxay dhaceen xili afurkii laga kacayay.

Kala soco Puntlandi wixii soo kordha.

Puntlandi.com
Muqdisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles