Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Nickolas Kay oo soo dhaweeyey Magacasbista Gudoomiyaha cusub ee GDD Prof. Maxamed Daahir Afrax

$
0
0

Kay piErgeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey Wakiilka uga ah Arimaha Soomaaliya Mudane Nickolas Kay ayaa soo dhaweeyey Magacaabista loo magacasbey Prof. Afrax inuu buuxiyo booskii ay iska casishey Marwo Caasha Geele Diiriye ee ahaa Gudoomiyaha Gudiga Madaxa banaan ee Dib u eegista Dastuurka Federaalka Soomaaliya.

Qoraal kooban ayuu Mr.Kay ugu hambalyeeyey Shaqada loo igmadey Mr. Afrax , Wuxuuna u rajaynayaa inuu ku guuleysto Ka mira dhalinta Shaqadaas sida ugu sahlan.

Puntlandi.com
Nairobi


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles