Golaha Wasiirada Dowlada Federaalka ayaa maanta ansixiyey in Prof. Maxamed Daahir Afrax uu buuxiyo booskii ay baneysay Marwo Caasho Geele Diiriye ee ahaa Gudoomiyaha Gudiga dib u eegista Dastuurka.
Caasho Geele Diiriye ayaa iska casishey jagadaan mudo bil iyo bar laga joogo kadib markii ay sheegtey iney shaqadaas ka wadi waydey marxalado la xiriiri socod siinta howsha loo igmadey.
Prof. Afrax oo isna kasoo jeeda deegaanada Puntland ayaa waxaa horyaala marxaladaas ay Marwo Caasho isu casishey.
Puntlandi.com
Miqdisho