Warar hoose oo imknka soo gaarey Puntlandi ayaa sheegaya in Jubaland ay dib ugu yeeri doonto Xubnaha uga jira Baarlamaanka Federaalka.
Wararka aan helney waxay intaas ku darayaan iney Jubaland qorsheynayso iney Dib ugu yeerto dhamaan Xildhibaanada kasoo jeeda Jubaland, Xubintii Kismaayo imaan waysana waxaa laga xayuubinayaa Xasaaniyada Xildhibaanimo.
Arintaan ayaa timid ka dib markii Baarlamaanka Federaalku ay sheegeen iney kalsoonidii kala laabteen Baarlamaanka Jubaland.
Puntlandi
Kismasyo