Waxaa lagu wargalinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaliyeed ee Aarhus iyo Nawaaxigeeda in uu Magaalada imanayo oo booqasho noogu imanayo Xildhibaan CabdiBare Yuusuf Jabriil oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya
Sidaas awgeed Xildhibaanku wuxuu la kulmi doonaa Jaaliyada Soomaaliyeed ee Aarhus iyo nawaaxigeeda.
Xafladu waxay ka dhaceysaa Hoolka ku yaal ÅBYHØJ ee u dhow Masaajidyada Åbyhøj, Ciwaankuna waa sidaan hoose.
Gjellerupvej 83 C, 8230 ÅBYHØJ
Maalinta iyo Saacaduna waa
Axada 19.04.2015
Kl.15:00 ilaa 18:00
Wixii faahfaahin ah kala xiriir
Saciid Dhimbil
Saciis Sawaaxili
Xamdi Shoodhe
teleefoonada 28971311 iyo 31890418
Wakhtiga hala illaaliyo, kasoo qaybgal wacan