Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

BREAKING+Sawiro— Ciidamada AMISOM oo soo afjaray weerarkii kooxda Al-Shabaab ku qabsadeen Wasaarada Tacliinta Sare

$
0
0

Amisom
Weerarkii ay maanta ku qabsadeen Al-Shabaab Wasaarada Tacliinta Sare ayaa goor dhaweyd lasoo afjaray kadib markii Ciidanka AMISOM ay soo gaareen goobta ayna xoog ku galeen Wasaarada.

Sida ay Puntlandi wararka ku heleen wax khasaare ah masoo gaarin Ciidanka AMISOM , dhimashada weerarkaan geystey ayaa ilaa hada lagu sheegey 10 dhimasho ah iyo 15 dhawac ah, Waa sida Puntlandi warka ku heleen.

Wararka kale ee aan ka helney weerarkaan waxay sheegayaan in xiliga weerarku dhacayay ay Wasaarada ku sugnaayeen Ardey sugayay natiijada Scholarship(Deeq waxbarasho oo dibada ah) oo wasaaradu qaybisay, warar sugan lagama hayo khasaaraha gaaray Ardeydaas.

Wali lama hayo tirada rasmiga ah ee Al-shabaabka weerarka geystey.

Wixii soo kordha kala soco Warbaahinta Puntlandi.com

Puntlandi
Muqdisho
Amisom4439730560184a6bac274753a8fff0d4_18-1

e8e5ea4ff91440b5a33cfa16c8d65a43_18-1


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles