Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Faahfaahin kooban, Wasiirka Tacliinta ee DF oo daqiiqado ka hor ka baxay Wasaarada intaan lasoo weerarin

Warar ay Puntlandi helayaan ayaa sheegaya in wali ay Al-shabaab ku jraan dhismaha Wasaarada Tacliinta sare ee ku taal nr.4 Magaalada Muqdisho.

Sida ay Puntlandi wararka kale ku hayaan Wasiirka Wasaaradaas qaabilsan ayaa daqiiqado ka hor weerarka ka baxay Wasaarada nasiib wanaagna Way ka badbaadey weerarkaas.

Ilo ku dhow goobta weerarku ka dhacay waxay sheegayaan ilaa 9 dhimasho ah oo dad rayid ah.

Faahfaahin lagama hayo gudaha Wasaarada iyo khasaaraheeda.

Kooxda weerarka geystey oo loo badinayo iney Al-shabaab yihiin ayaa si dhib yar kusoo galay wasaarada iyagoo wata Gaari yar oo ay ku jiireen Albaabka Wasaarada.

Puntlandi
muqdisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles