Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Labadii nin ee diley Xisaabiyihii Kastamka Xarfo oo maanta la Toogey

$
0
0

Labadii nin ee ka dambeeyey dilka Xisaabiyihii Kastamka Degmada Xarfo ayaa saaka lagu qisaasay Bacaadweyn waxaa sidaas Puntlandi u xaqiijiyay sargaal ka tirsan Ciidanka Amaanka.

Labadaan nin ayaa lagusoo eedeeyey iney si ula kac ah u dileen Xisaabiyihii Kastamka Xarfo, Markay falka geysteena waxay labaduba u baxsadeen Howdka balse dad goobjoogayaal ahaa isla wakhtigii dilku dhacayba aqoonsadey labada nin ee dilka fuliyey., waxaana lasoo qabtey maalmo ka dib.

Labada dambiile ayaa saaka lagu qisaasey goob fagaare ah oo ku taal Bacaadweyn.

Puntlandi.com
Gaalkacyo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles