Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Jaaliyada Puntland ee Columbus- Ohio oo Xaflad soo dhaweyn ah u sameeyey Wasiiru-Dowlaha Madaxtooyada iyo Xiriirka Gobalada Puntland(Sawiro)

$
0
0

Waxaa Magaalada Columbus ee Gobolka Ohio ka dhacay Xaflada lagu soo dhaweeynayey wasiirka madextooyada iyo xiriirka Gobolada Puntland Dr. Bashir Abdirahman Haji Gurxan.

Jaaliyada reer puntland ee Columbus, Ohio oo aad u soo abaabuleen xafladan. Wasiirka waxa uu ka hadley nabada iyo horumarka Puntland ay gaartey iyo sida wanaagsan ee xukumada uu hogaaminayo Dr. Abdiwali Ali Gaas ay ugu go’an tahay in lahelo cadaal lana  ladhiso kaabayaasha dhaqaalaha lana gaarsiiyo meelkasta oo Puntland ka mid ah.

Wasiirka waxa uu aad ugu mahad celiyey Puntland Diaspora Investment Forum oo in mudaha kashaqeeynayeen horumarka Puntland iyo sidii leysugu xirilahaa hayadaha dhaqaalaha ee Mareykanka iyo Puntland. Puntland Diaspora Investment Forum waxay soo bandhigeen hayadii ay la xiriireen iyo sidii ay ula shaqeen lahaayeen maamul goboleedka Puntland.

Dr. Bashir Abdirahman Haji Gurxan waxa u sheegey in Puntland diyaar u tahay in cidwalba ay maalgashan garaan ( Puntland is open for Business).

Wasoorku waxa uu kula dardaarmey Jaaliyada reer Puntland ee north America in ay maalgashdaan Puntland.

2015-02-13 12.36.222015-02-13 12.35.48photo 5-3photo 4-4photo 4-3

photo 3-3

photo 2-3photo 4-2photo 2-2

IMG_4709photo 2photo 2


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles