Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Raysal wasaare Cumar Cabdirshiid oo dadaal ugu jira ansixinta Xukuumadiisa

$
0
0

Cumar CC SharmaakeRaysal wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirshiid Cali Sharmaake ayaa wada dadaal uu xildhibaanada ugu sharaxayo Xukuumadiisi si ay u ansixiyaan maalinta sabtida.

Raysal wasaaraha ayaa horey sharaxaad uga bixiyey sababta uu usoo dhisey Xukuumadaan isagoo ka eegayay inuu qanciyo garabadii isku hayay siyaasada, Raysal wasaaruhu wuxuu sheegey in ay Xukuumadiisu tahay mid ay ka dhexmuuqdaan guud ahaan kooxihii isku hayay siyaasada.

Raysal wasaaraha ayaa maanta qorsheynaya inuu kulamo goos goos ah la qaato Xildhibaanada Dowlada Fedetaalka Soomasliya.

Puntlandi.com
Muqdisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles