Raysal wasaare Cumar Cabdirshiid ayaa Xukuumadiisa horgeynaya Baarlamaanka maalinta sabtida si uu ugu waydiiyo Xildhibaanada Codka kalsoonida.
Xildhibaabanada ayaa lagu wargaliyey iney isu yimaadaan Sabtida si codka kalsoonida loogu qaado Xukuumada cusub ee Raysal wasaare Cumar uu soo dhisay.
Puntlandi.com
Muqdisho