Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

DHAGEYSO COD:— Amb Nicholas Kay oo sheegay in xalka kaliya ee Somalia ku dhismi karto ay tahay Nidaamka Federaalka

$
0
0

N Kay

Muqdisho–6 Jan.2015–Pi–Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Wakiilka uga ah Soomaaliya Nickolas Kay oo waraysi siiyey VOA Somali ayaa si qodo dheer uga hadlay Xaalada Soomaaliya iyo rajada la qabo sanadkaan cusub 2015 ka.

Mudane Kay ayaa wuxyu rajo wanaagsan ka muujiyey in Sansdkaan uu noqon doono mid horumar laga gaaro dowladnimada Soomaaliya.

Federaalka ayuu ku tilmaamay rajada kaliya iyo muhiimada Soomaaliya ku heli karto Dowlad tayo leh isagoo tilmaamey in Federaalka Soomaali ku heshiisay markaasna guul fiican laga gaarey, Puntland waa Dowlad goboleedka rasmiga ah ee hada jira kuwa kumeelgaarka ah iyo kuwa dhismi doona waxay muujinayaan guusha laga gaarey Feedaraalisamka.

Hoos ka dhagayso waraysiga Mudane Kay


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles