XAFLADDA SOO DHAWEYNTA BOQORKA
Waxaa lagu wargalinayaa shacabka Soomaaliyeed ee Magaalada Oslo iyo nawaaxigeeda in ay dhici doonto Xaflad lagusoo dhaweynayo Boqor Burhaan Boqor Muuse.
Xaflada oo ah mid aad loosoo agaasimay waxaa lagu casumayaa oo la wargalinayaa inay kasoo qayb galaan guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed ee Oslo iyo nawaaxigeeda.
Kasoo qaybgal wacan
Maalinta SABTIDA
10 Janaayo 2015,
Saacadda 17.00
Prince royal christiania hotel oslo,biskop Gunnerusgt.3
Oslo – Norway
Wixii faahfaahin ah kala xiriir
Xiriirka: Zakariye xaaji saciid Tel: 95418097
Axmed Rage Tel: 46624642
said seed Tel: 92886459
Balanteenu waa soo dhaweynta Boqor Burhaan Boqor Muuse