Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Xog Rasmi ah– Dowlada Federaalka Soomaaliya oo ka dambeysay in lagu wareejiyo Kenya Sakariye Ismaaciil 

$
0
0

breaking nesSakariye Ismaaciil oo dhowaan kasoo goostey Al-shabaab isuna Soo dhiibey Dowlada Federaalka ayaa iminka loo gacan galiyey Ciidanka Sirdoonka Kenya.

Sida ay howlwadeenada Puntlandi ee dhinaca dublamaasiyada ay Xogta ku heleen Dowlada Maraykanka ayaa cadaadis ku saartey Dowlada Federaalka Soomaaliya in Sakariye Ismaaciil lagu wareejiyo Kenya, Arintaan ayaa waxaa ka horyimid saraakiisha Ciidanka ee ku sugan Gobolka Gedo balse Villa Soomaaliya oo kaashanaya qaar ka tirsan Saraakiisha gacanta ku hayay Sargaalkaan kasoo goostey Al-shabaab ayaa amar hoose ku bixisey in Kenya lagu wareejiyo Sakariye.

Sirdoonka Kenya iyo Villa Soomaaliya ayaa kawada tashadey qaabka Kenya loogu wareejinayo Sakariye tasoo si toosa ay isula meel dhigeen qaabka Ninkaan loogu gudbinayo Dowlada Kenya.

Sida ay Puntlandi Xogta ku heleen Dowlada Federaalka daqiiqad daqiiqad ayay ula socdeen qaabkii Kenya loogu wareejiyey Sargaalkaa kasoo goostey Al-shabaab.

Puntlandi.com
Nairobi


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles