Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Breaking News— Sargaalkii hore ee Al-Shabaab Sakariye Ismaaciil Oo ay galbinayaan Sirdoonka Kenya oo Muqdisho lagasoo dajiyey

$
0
0

breaking nesSida ay warka ku heleen Howlwadeenada Puntlandi waxaa maanta Garoonka Diyaaradaha Muqdisho kasoo degtey Diyaarad ay leeyihiin Ciidanka Kenya tasoo siday Sakariye Ismaaciil oo maalmo ka hor kasoo goostey Al-shabaab.

Sargaalkaan ka tirsanaan jirey Al-Shabaab ayaa shalay Dowlada Federaalku waxay ku wareejisay Dowlada Kenya ka dibna markii ay Kenya soo haysteen 24 saac, waxay kusoo wareejiyeen Dowlada inkastoo loo badinayo in lagu heyn doono Xarunta Amisom ee Xalane.

Diraada Sidey Sargaalkaan waxaa kaloo saaraa Ciidan Kenyan ah oo galbinaya kuwasoo ka tirsan Ciidanka ATPU ee Kenya.

Faahfaahinta warkaan dhowaan kala soco Puntlandi.com

Puntlandi.com
Muqdisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles