INAAA LILLAAHI WA INNAA ILLAYHU RAAJUCUUN
Alla ha u naxariistee Waxaa Magaalada Gothenbor ee Dalka Sweden ku geeriyoodey Jamcadii 12.12.2014 Eedo Xaawo Xaaji Cabdulaahi Cali-Dari.
Waxaa tacsi loo dirayaa dhamaan Qoysaslka Reer Xaaji Cabdullahi Deri iyo Reer Cubeyd geerida ku timid Eedo Xaawo.
Maamulka iyo Howlwadeenada Puntlandi waxay si gaara ugu Tacsiyeynayaan Xasan Cubeyd oo Hooyadiis tahay Marxuumadu, Waxaan sidoo kale tacsi lasoo koobi karin aan u direynaa Caruurtii Ay Marxuumadu ka tagtey iyo Ehelka oo dhan.
Waxaan illaahay uga baryeynaa Eedo Xaawo Xaaji Cabdullahi inuu janadii ka waraabiyo Caruurteeda iyo guud ahaan Ehelkana Samir ka siiyo.
Aamiiin Aaamiin Aaamiin
Jaaliyada Puntland ee Denmark ayaa iyana tacsi lasoo koobi karin u diraya Ehelka Marxuumada, Waxay jaaliyadu si gaara ugu tacsiyeynayaan Xasan Cubeyd oo Jaaliyada ka tirsan geerida ku timid Hooyadiis Eedo Xaawo Xaaji Cabdullaahi.
Xubnaha Jaaliyada ee tacsida dirayaa waxay kala yihiin…
Bootaan Barre Samatar
Baashi Xasan Cabdi (Tubaako) Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Oday Tanade Cabdi Cali
Abdi Abshir Aden
Oday Salaad Ileeye
Caaqil Maxamed Farax Sandheere
Dr.Said Ahmed oor
Mustafa Maxamed Khaliif
Maxamed Axmed Cali(Bashiir Cagay)
Maxamed Yuusuf Shoodhr
Sheikh Axmed Khaalid Yamani
Cabdirshiid Burburshe
Xaaji Mohamed Hussein Daaniye
Yusuf Maxamed Yuusuf dhuux
Abdikaafi Maxamed Haashi
Haashi Cabdullaahi Haashi
cabdulqaadir Faro-Nuug
Maxamuud Muse Xasan-Weli
Cali Daahir Jamac Kawis ( Qalinle)
Cabdirisaaq Yusuf Cali Xoosh
Cabdikariin Ciise Cali
Cabdijabar shekh cumar(Afguriye)
Faadumo abdiraxmar max,ed(dhoodi)
Oday Qandala
Abdi Xasan Abuukar
Maxamuud Geele Cumar
Hussein Baynax Barre
Mohamed Hassan Gelle
Mahad Kilwe
Nabdoon Maxamed Aden Rooble
Maxamuud Axmed Cali (Ilkacase)
Nuuradiin Cabdulaahi Haashi
Dr.Mohamed Jamac
Dr.Cabdirizak Jamac Ciise
Sheekh Ibraahim Saalax Aadan
Cabdicasiis Gurxan
Cbdullaahi Xaashi Wayrax
Dr.Cabdi Muuse Shiil
Cabdikhaliif Mire
Ex- Govoner Maxamed Faarax Ciise
Suldaan Cabdiqaadir Xaaji Jamac
Oday Yuusuf Shancad
Cabdi Xasan Ciid
Abdulaahi shiine
Bashiir Quule
Maxamuud cigaal Jakarab
Mohamoud Omar Bulqaas
Mohamed Abdulaahi Hussein (Shoortaayo)
Abdi Saahid Ahmed Barre
Mohamoud Osman (Surka)
Ahmed Hussein Farax (Heeryo)
Salah Said Diiriye
Maxamuud Xarago
Mustafe Yare
Yusuf Cartan
Abdullaahi Ahmed Haragweyn
Eng.Omar Mohamoud
Abdiqadir Sandeyl
Cabdirisaq Cali Xaaji
Farah Isse Said
Siciid Xuseen Faarax
Siciid Maxamed Siciid
Faadumo Cali Maxamed
Xaawo Shabac
Mulaaxo Xaraare
Sahra Faarah
Isir M Dhoore
Asli Cabdulaahi Madaxey
Maryan Jamac Aar
Faadumo Axmed Ciid
Ubax Axmed Ciid
Bashiir Cali Adan
Maxamed Axmed Shiino
Abdirahman Hirsi Noor(Shiine)
Ahmed Mohamed Isse(Dhakal)
Jibriil Adan Galool
Siciid Shabaab
Daahir Maxamed Cali Cariif
Cadnaan Maxamed Cusmaan
Ubax Maxamed Cusmaan
Idiris Xaaji Cali
Cabdirisaaq Jamac Xasan
Mursal Dhagaweyne
Warsame Dhagacade
Muuse Caydaruus
Caydaruus Jamac Faarax
Farxaan Ali Haashi
Siciido Cusmaan Xaaji
Xaawo Abdi Abshir
Sucaad Mohamed Baynax
Farxiyo Hassan Siciid
caasho Koronto
Farxiya Xasan Cali Xaashi
Sahro Xasan Cali Xaashi
Khadiijo Xaaji Axmed
Ubax Maxamuud Kadawe
Caasho Cusmaan Firin
Caasho Xirsi Nuur
Sureer Cali Maad
Hodan jeer Jeer
Canab Cabaase
Hodan Yusuf Nuux
Canab Xuseen Xaraare
Idil Xasan Cusmaan Kenadiid
Sagal diiriye Colaad
Abdihalim M.Ali-ilwen
Ahmed Mohamed Nuur
Axmed Cabdi Yusuf
Siciido Adan Bidaar
Mohamed Shukri
Cabdulaahi Joocaar
Maxamed Xasan Dooyo
Cabdulaahi Hoover
Yusuf Ilweyn
Iiman Maxamed Cali
Farax Camashuluq
Cabdinasir Axmed Cigaal
Abdifatah Ali Maas
Mohamoud Ali Hirsi ( Herlev)
Cabdulaahi Gabeyre
Cali Geel-xoor
Maxamed Yusuf Qaylo
Cabdirashiid Khaliif
Nuune salaad
Saciid Daahir Barkhadle
Cali Ciise Dheere
Mahad Ali Mohamed( Qoloocow)
Mohamed Guray
Mohamed Abdulaahi Haashi (Elay)
Cabdinasir Cabdiqadir Cadceed
Mohamoud A/qadir Haaji
Mohamed Ali Dheere
Axmed Wariye
Cabdiraxiin Xasan Jabuuti
Saciiid Karuur
Maxamuud Xaamud
Maxamed Ciise Cabdi
Cabdilaahi Khaliif Fiiqow
Abdulaahi Ali Shaandhe iyo Mumtaas Mohamed Faraax
Najiib Qoob-leex iyo Jamiilo Looyaan
Axmed Faarax Siciid
Maxamed Cali
Mohamed Abdi Cartan
Gudoomiyaha jaliyada puntland aalborg
Axmed c/salaan maxamed (gabax)
Iyo xaskiisa fartuun xasan cali
Haybe cabdi jamac iyo xaskiisa l
Sadaq cabdi jamac guhaad
Maxamed dhacarbe
Maxamed xuseen deeble
Murayo maxamed cali ilwayn
Saynab bari adag
Fadumo shamis
Muno karshe
Maxamed siciid amanle
Cabdala dheere
Mux diin ciro
Mux diin maxamed jamac
Maxamed dhere
Sakariye Mux diin
Shiino xusen walax
Caasho maxamed ciise
Deeqo dhagacade
Nuuro dhagacade
Xaji cabaas
Jamac booharo
Jamac reer bari
Fadumo indho guduud
Iyo c/qaadir xaaji Iyo xaskiisa