Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Tacsi–Marxuum Jamac Wayrax koore oo 10.12.2014 ku geeriyoodey Gaalkacyo

$
0
0

tacsiAll naxariistii Jano haka waraabiyee waxaa shalay oo ahayd 10.12.2014 Magaalada Gaalkacyo ku geeriyoodey Marxuum Jamac wayrax koore.

Waxaa geerida Marxuumka lagu wargalinayaa dhamaan Ehelka.
Waxaa tacsi loo dirayaa guud ahaan Qoyska Reer Wayrax Koore.

Waxaa Marxuumka Ilkaahay uga baryaynaa Jano waarta iyo Dambi dhaaf iyo in illaahay kasiiyo Ehelka samir.

Aamiin Aamiiin.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles