Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

War Deg Deg Ah– Codeyntii oo socota 55 ilaa hada u codeysey Raysal waraaha iyo 60 u codeysey madaxweynaha

$
0
0

Codeyntii Codka kalsoonida xukuumada loogu qaadayay ayaa socota, Raysal wasaaraha waxaa ilaa hada u codeeyey 55 halka madaxweynuhu haysto 60 cod.

Codku waa gacantaag koox koox ayaana loo codeynayaa.

Waa socotaa codeyntu….


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles