Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Daawo Sawirada Caleema saarkii Imaam Cabdiwahaab Maxamuud Gurey

$
0
0

Imaam Cabdiwahaab Maxamuud Cilmi Guray oo Muddo dheer soo ahaa Caaqilka Beesha Maxamed Faarax Shirwac ee Qabiilka Cumar Maxamuud ayaa Shalay 4.12.2014 oo loo caleemo saaray Iimaam.

Iimaamka ayaa lagu caleemo saaray Bali Tubane ee deegaanka Bayra ee Gobolka Mudug, waxaa kasoo qayb galay Caleemo saarka, Isimo, Siyaasiyiin, qaar kamid ah labadda gole ee Maamulka Puntland, Odoyaal dhaqameed, waxgarad, ganacsato iyo qaybaha kala gadisan ee bulshada..

Waxgaradkii ka hadlay Caleemo saarka Iimaanka ayaa ka sheekeeyay kaalinta uu Caaqilku ku leeyahay bulshada Gobolka Mudug, iyadoo lawada tilmaamay inuu yahay nin inta badan ka shaqeeya Masalaxadda iyo nabadda dadka ku dhaqan deegaanadaas oo idil.

Waxaa kamid ahaa dadkii Caleemo saarka ka hadlay Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland, Saciid Xassan Shire, Wasiirka Waxbarashada, Cali Xaaji Warsame, Caasho Geelle oo kamid ah Gudiga dib u eegista dastuurka Soomaaliya, Isimada halkaas ka hadlay waxaad ka arki kartaan hoos sawirka iyo magacyadoodaba . iyo dad kale oo tiro badan.

Isimada iyo madaxda ka soo qeybgalay Caleemo saarka Iimaamka .

1-Garaad Abshir Saalax

2-Suldaan Siciid Maxamed Garaase

3-Fiqi Bashiir Cabdule Cismaan

4-Ugaas Cabdulaahi Ciise

5-Suldaan Cabdiqani suldaan xaaji Cali Baale

6-Suldaan Cabdirashiid Muuse Shire Fareey

7-Ugaas Cabdulqaadir cilmi xirsi

8-Amiir maxamuud Yuusuf ciise

9-Suldaan cabdulaahi jeenicad

10-Suldaan Maxamed jaamac shire

11-Garaad maxamed cilmi shirwac

12-Suldaan mxamed xaaji ibraahim

13-Suldaa maxamed suldaan maxamuud cilmi calas

14-Suldaan Bashiir muuse konte

15-Suldaan Gardawe

16-Suldaan Cabdulqadir keenadiid

17-Suldaan Cabdulqadir Cumar shabeele

18-Suldaan siciid maxamed maxamuud irbad

19-Wakiilka Ugaaska leelkase Bashiir

20-Wakiilka ugaaska Awrtable

Siyaasiyiinta kasoo Qeybgashay Caleema saaarka

1.Gudoomiyaha Baarlamaanka Siciid Xasan Shire

2-Wasiirka Waxbarashada Tacliinta sare Cali Xaaji Warsame

3-Gen. Cabdulaahi Axmed Jaamac Ilka jiir

4-Marwo Caasho Geele Diiriye

5-Gudoomiyaha gobalka mudug Maxamed Yuusuf Jaamac Tigeey

6-Gudoomiye ku xigeenka Degmada gaalkacyo Yacquub

7-Wasiirkii hore ee waxbarashada puntland Juxa
8- Wasiirkii hore ee Maaliyada ahaana madaxweyne xigeen Mudane Gaagaab

ImageProxy (22)ImageProxyImageProxy (18)ImageProxy (4)

ImageProxy (5)

ImageProxy (6)

ImageProxy (7)ImageProxy (3)

ImageProxy (8)

ImageProxy (9)

ImageProxy (10)

ImageProxy (11)

ImageProxy (12)

ImageProxy (13)

ImageProxy (14)

ImageProxy (15)

ImageProxy (16)

ImageProxy (17)

ImageProxy (18)

ImageProxy (19)

ImageProxy (20)

ImageProxy (21)

ImageProxy (22)

ImageProxy (23)

ImageProxy (24)

ImageProxy (25)

ImageProxy (26)

ImageProxy (27)

ImageProxy (28)

ImageProxy (29)

ImageProxy (30)

ImageProxy (31)

ImageProxy (32)

ImageProxy (33)

ImageProxy


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles