Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

War Deg Deg ah– Xukuumadii RW Cabdiwali oo dhacdey.

$
0
0

Waxaa si rasmi ah usoo gabgaboobey codeyntii Raysal wasaare Cabdiwali iyo Xukuumadiisii ayaa looga guuleystey mooshinka.

In ka badan 150 Xildhibaan ayaa u codeey mooshinka.

Sidaas ayaana Xukuumadu ku dhacdey, Madaxweynaha ayaa dhowaan soo magacaabi doona Raysal wasaare cusub.

Puntlandi.com
Muqdisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles