Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

225 Xildhibaan ayaa Baarlamaanka ku sugan, Doodiina waa socotaa

$
0
0

Baarlamaanka waxaa maanta soo xaadirey oo ku sugan 225 Xildhibaan kuwasoo saacadaha soo socda Codka kalsoonida u qaadi doona Xukuumada Raysal wasaare Cabdi wali Sheikh.

Waxaa hada socda khudbadihii Xildhibaanadii khamiistii is qprey oo 30 ka harsaneyd iney hadlaan ayaa maamta lasiiyey wakhti.

Khamiistii ayaa 80 Xildhibaan is qoreen waxaana isla khamiistii hadley 50 sodanka kale ayaa maanta hadlaya kadibna cod qaadistaa loo guda galayaa.

Xukuumadu hadii ay hesho codka 113 xildhibaan oo ka mid ah 225 xildhibaan ee xaadirka ah way ka badbaadeysaa mòshinka.

Puntlandi kalasoco wixii soo kordha


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles