Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Beesha Leelkase ee Maxamuud Cali oo ka tacsiyeeyneysa Geeridii ku Timid Ugaaska Beesha Leelkase Ugaas Axmed Ugaas Maxamed

$
0
0

Inna lillahi wa inna ilayhi raajicuun..!!Ugaas Axmed Ugaas Maxamed

tacsiQurbajoogta Beesha Leelkase ee Maxamuud Cali ee dalka Mareykanka waxa ay ka tcasiyeeyneysaa Geeridii Naxdinta Laheyd ee ku timid Ugaas Axmed Ugaas Maxamed.

Jaaliyada waxa ay leedahay Innaa Lillaahi Wa inaa Ilayhu Raajicuun, geeridu waa xaq, waxaan tacsi u dirayaa qoyskii, asxaabtii iyo guud ahaan ummada Soomaaliyeed ee ka baxay Ugaas Axmed Ugaas Maxamed Cali (Geesood) oo ahaa ugaaskii guud ee Beesha Leelkase oo maanta ku geeriyooday degmada Goldogob. Ugaasku wuxuu kamid ahaa dadka aad looga qadariyo gobalka saameyn weyna ku lahaa nabadeynta iyo isku soo dhaweynta dadka dagan gobalka “.

Gudomiyaha jaaliyada Waqooyiga Amerika Beesha Leelkase ee Maxamuud Cali Caaqil Cabdi Salaad Buqbuqo.
Dr.khalif muse samatar
Dr.maxamud maxamed jenihaar
Dr.saleban cali jamac Diini
Inj.axmed Cumar Madoobe
Duliye sare.Farah xaji Salad
Col.Axmed Sacid janto
Col.C/Risaq Maximed Ilkadigir
Col.cali hagi shire
A/rashid ali jamac Diini
Qasin sacid Yusuf
Abdullahi maxamed Ibrahim
Cusman cali muse Diini
A/salad cusman qalcad
Ismacil cabdi Salad
A/casis Jelle Koote
Aden dhayib hagi
Ayaanle maxamed seed
Mursal maxamed seed
Maxamed axmed kilwe
Mahad Ahmed Ilkadheere
Hasan Ahmed Ikaladhere
Saleeban Kaabe
A/risaq Kilwe
Ali Banjar
Abshir Abdi Salad
Luqman Maxamed Jenihaar
Ali Dhahir H Abdi

Waxaan ilaah marxuumka uga baryeynaa inuu qabrigiisa u waasiciyo kuna manneysto jannatul Firdows al aclaa, annagana ilaahay ha naga siiyo Samir iyo Iimaan.. aamiin , aamiin.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles