Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Jaaliyadda Minneapolis oo ka Tacsiyeeysay Geeridii Ugaas Axmed Ugaas Maxamed

$
0
0

tacsiDhamaan waxgaradka aqoonyahanada siyaasiyiinta Beesha Tanade Daarood ee ku nool state of Minnesota waxay ka tacsiyaynayaan geeridii ku timid alle ha unaxariisteen Ugaaskoodii Qaaliga ahaa Ugaas Ahmed Ugaas Mohamed oo maanta oo ay taarikhdu ahayd Nov/9/2014 ku geeryoodey hoygiisa oo ku yaal Dagmada Goldogob ee Gobolka Mudug.

Waxayna alle uga baryayaan in alle swt Janatul fardoowsa ka waraabiyo inta ehelada ah iyo beeshii uu ka geeryoodayna samir iyo iimaan ka siiyo Amiin.

Tacsida Dadka diraya waxaa kamid ah

1.Abdullahi Ugaas Mohamed

2.Adan Ugaas Ahmed ugaas Mohamed

3.Mohamed Ismaaciil

4.Abdisalad Abdi Haji

5.Adan Abdinuur Hoosh

6.Said Ahmed Mohamud (Bati)

7.Daahir Cigaal Badhawo

8.Ahmed Siad Mohamed

9.Ahmed Elmi Isse

10.Abdi Muuse Haange

11.Ali Warsame

12.Farah Mohamed Khaliif

13.Abdirahman Jama Muuse

14.Omar Mohamed Guraase

15.Abdirashiid Danlaan

16.Hirsi Farah Ahmed

17.Mohamed Ahmed Garweyne

18.Adan Mohamed Nuur dheere

19.Abdikarim Hassan Nuux

20.Abdigaas Khaliif

21.Abdiqani Farah Ashkir

22.Abdi Gaafaa Geesood

23.Abdullahi Mohmed Ibrahim

24.Mohamed Abdi Wardere

Intaasi waa in si toos ah isugu timid oo si wada jir ah ugu ducaysay Ugaaska


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles