Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Daawo sawiro hordhac ah sida Jaaliyada Puntland ee UK usoo dhaweeyeen Madaxweyne Gaas

$
0
0

Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa saaka oo sabti ah 18.10.2014 wuxuu soo gaaray Magaalada London, Madaxweynaha Waxaa Garoonka Diyaaradha uga hortagey Jaaliyada Puntland ee UK oo si diiran usoo dhaweyey, waxaa soo dhaweynta kaalin muuqata ka qaatey Gabdhaha Reer London.

Hoos ka daawo sawiro hordhac ah.

gaas london10458449_10204437444712087_6034941915638541494_n1

0

1

2

3

4

5

6

7

8

IMG-20141018-WA0000


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles