Alla naxariistii jano haka waraabiyee waxaa Magaalada Toronto ku geeriyoodey maanta 4 Sep.2014 Ruqiya Diiriye Max’ed Cabdulle, Waxaan Marxuumada Illashay uga baryeyner Jano waarta iyo dambi dhaaf. Aaamiin aaamiin.
Waxaa tacsi loo dirayaa gabdheheeda Mulki iyo Aamino iyo guud ahaan qoyska Reer Diiriye Maxamed.
Dhamaan ilaahay samir ha idonka siiyo.
Aaaaaamiin Aaaamiin