Shirkada *MAandeeq waxay dhamaan shacabka Soomaaliyeed ugu bishaaraynaysaa in la sameeyey Bokis cusub oo aad ka daawan karto Dhamaan Kanaalada Soomaaliga saxan la’aan, Bokiskaan wuxuu kaaga baahan yahay oo qura Internet. Dhamaan Kanaalada Soomaaliga markaad Bokiskaan ka daawanayso wayka faseexsan yihiin Dadka isticmaala Saxanka, aad ayayna u saraysaa tayadiisu, Marka roobku da’ayo maleh tashuush ama kanaal lawaayo. Bokiskaan waxaa xitaa ku jira Puntland TV 24 saac.
Aduunka meel walbood aad joogto waad isticmaali kartaa Bokiskaan si aad u daawato Kanaalada Soomaalida, Yurub Amerika, Afrika , Aasiya ama Australia.
Kanaalada Soomaaliga ah ku ligood waa HD kuwaalati saraysa.
Wixii faahfaahin ah daawo labadaan Video