Guddomiyaha Sports Somalia
Guddoomiyaha Olympic Somalia
Guddoomiyaha Ganacsatada Somalia
Guddoomiyaha Ardeyda Somalia
Guddoomiyaha Suxufiyiinta Somalia
Guddoomiyaha Dalada Waxbarashada
Guddoomiyaha Ururada Haweenka
Guddoomiyaha Hayadaha NGOS
Guddoomiyaha Haweenka Qaranka
Guddoomiyaha Culimada Somalia
Guddoomiyaha Ardeyda Somalia
Guddoomiyaha Naafada Somalia
Guddoomiyaha Qurbajoogta Somalia
Guddoomiyaha Isimada Somalia
Intaan oo Xil waxaa haya 100% Dad Mogadishu kasoo jeeda, Oo Xagee lagu Doortey??
Hotel Shaamow
Hotel Maka Al-Mukarama
Hotel Saxafi
Hotel Jaziira
Hotel Amiira
Hotel Naasahablood. Dhamaan huteeladi waxay ku yaaliin magaalada Muqdisho
Guddiga Olambikada Soomaaliyeed oo Hal Beel kaliya oo ku qaraabanayso magacii Cayaaraha Soomaaliya ayaa lagu qabtay Hotel Jaziira magaalada Muqdisho, shirkaas ayaa ayaa lagu doortay guddoon cusub oo uu hogaaminayo C/llaahi Axmed Tarabi.
Gudiga isku magaabey iney yihiin gudiga Olompikiga soomaaliyeed ayaa waxa ay doorteen gudoomiye iyo ku xigeeno iyo weliba fuliyayaal bisha markii ay aheed Jan 3, 2013
Gudoomiye Gudiga Olympikada Soomaaliyeed waxaa loo doortay:
Ca/laahi Ahmed Tarabi Qabiilkiisa waae Duduble
Gudoomiye ku xigeeno;-
Kuxigeenka 1aad: Ahmed Xasan Nataal Qabiilkiisa waa Abgaal
Kuxigeenka labaad: Xasan ahmed Cabdi (elman) Murursade
Kuxigeenka 3aad Ibraahim Abuukar Shaamow
Gudiga Fulinta;-
Maxamed Axmed Colow Abgaal
Yuusuf calasow maxamed Abgaal
Abuukar Isloow Xasan Abgaal
Maxamed Xuurshe xasan Abagaal
Ibraahin Xasan Raanboow Murursade
Xasan ahmed barre Murursade
Cali siciid Guuleed Habar Gidir
Professor Maxamed Cali Habar Gidir
Khadiijo Aadan Gaaljecel
Ca/laahi Good Barre Xawaadle
Cumar Barre Reer Xamar(Maskiin lagu adeegto)
Magaalada Muqdisho waxa ka jira Ururadan hoos ku qoran oo ku qaraabta magaca Umadda Soomaaliyeed, hase ahaatee ku shaqeeya qaab Qabiil
Gudoomiyaha Ururka dhalinyarada Soomaaliyeed, Xaruntiisu Waa Muqdisho waxa Hogaamiya Qof ka soo jeeda beesha Hawiye.
Ururka haweenka Soomaaliyeed, xaruntiisu waa Muqdisho waxa Hogaamiya Qof ka soo jeeda Beesha Hawiye.
Ururka Dhalinyarada aqoonyahanada Soomaaliyeed, xaruntiisu waa Muqdisho waxa hogaamiya qof ka soo jeeda Beesha Hawiye.
Gudoomiyaha Mujtamaca Culimada Soomaaliyeed, xaruntiisu waa Muqdisho waxa hogaamiya qof ka soo jeeda Beesha Hawiye.
Gudoomiyaha nabadda iyo dimoqraadiyada Soomaaliyeed, xaruntiisu waa Muqdisho waxa hogaamya qof ka soo jeeda Beesha Hawiye .
Gudoomiyaha Iskaashatooyinka
Gudoomiyaha ganacsatada soomaaliyeed Muqdisho
Gudoomiyaha gaadiidlayda Muqdisho
Gudoomiyaha Muàdimiinta Muqdisho
Gudiga cayaaraha kala duwan oo dhan Xaruntoodu waa Muqdisho
Idaacada Radiyo Muqdisho iyo Telafishanka Qaranka, xaruntiisu waa Muqdisho iyo Nairobi, waxay ka soo waramaan Degaano gaar ah, shaqaalaha ka shaqeeya dhamaantood waa hal Beel, oo ah Beesha Madaxweyne Culusoow
Gebagebadii Intaas oo Urur koox ay magaaladooda ka hawl gasho , oo lacagta caalamka laga helo lagu shaqaalaysiiyo Beeshooda , marna ma ogolaanayaan in Soomaali inteeda kale wax la qaybsato, raalina ka noqon maayaan Dawlad Federaal ah oo ku salaysan gobolaysi
www.puntlandi.com.