Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Daawo Sawiro, London oo si weyn Soomaalidu u Ciidey

$
0
0

waxaa somalida dagan magaalda london ee wadankan uk ay si weyn ugu ciideen baaga weyn ee loo yaqaano Ealing common park ee ku yaala galbeedka magaladan london, waxaaa halkaas iskugu soo baxay dhamaan umada somalida oo ka kala yimid xaafadaha ay ka kooban tahay Magaaladan London waxaan dhamaan dadkii joogay halkaas shucuurtooda ka muuqatey farxad iyo reyn reyn .

Waxaan aniga qudheeyda halkaas kula kulmay dad ay iigu dambeeysay dhowr sano oo an kala mashquul saneyn mudo dheer, waxaan kaloo dadkii meesha isku yimid qof ba qofka kale u marxabeynaayey iyagoo isku salamayey ciid wanaagsan

Dhamaan waxaan aniguna sidoo kale aan halkan ka leeyahay akhristayaasha qiimaha badan ee puntlandi.com meel kasta aad joogtaan waxaan idin leeyahay ciid wanaagsan .

Sawirada hoos ka daawo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles