Waxaan dadweynaha Soomaaliyeed ogaysiinaynaa inaad noosoo diri kartaan Sawirada Ciida, si aad ula wadaagtaan bulshada Soomaaliyeed gudo iyo dibadba.
Sidee looga ciidey meesha aad joogto, noosoo dir ugu badnaan 20 samir oo qurxoon, adoo soo raacinaya qoraal kooban oo ka hadlaya meesha sawirada laga qaadey, magaalada iyo goobta aadku ciideen.
La qaybso bulshawaynta Soomaaliyeed
kusoo dir garowe@puntlandi.com
Hubi emailka aad kusoo dirayso si aadan meel qaldan ugu dirin waa garowe@puntlandi.com
Sawiradaan hoose waa qayb ka mid ah Caasimada labaad ee Denmark magaalada Aarhus sida looga ciidey