Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Shirka Maalgashiga Soomaaliya oo Sweden ka furmay

$
0
0

10 juun 2014–Pi- Dowlada Sweden ayaa soo qaban qaabisey Shir looga hadlayo Maalgashiga Soomaaliya,waxaana shirka kasoo qayb galaya Dowlada Federaalka Soomaalia..,Dowlada Puntland, Jubbaland iyo Soomaaliland.

Shirkaan oo ah mid aad muhiim u ah waxaa qabashadiisa ka dambeeya Midowgga Yurub oo Sweden u xilsaaray ,wuxuuna dhinaca kale qayb ka yahay Barnaamijka New Deal.

Dowlada federaalka waxaa shirka uga qayb galaya Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Qorsheynta Dowlada Federaalka Soomaaliya Saciid Cabdullahi Deni.

Kala soco Puntlandi sida shirku u socdo..

Puntlandi.com
Sweden.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles