Xaflada QalinJebin Ah Fasalka form 4 Dugsiga Sare Gaalkacyo (Galkacyo Secondry School GSS ) iyo Fasalka 8aad Ayaa Waxa Ay Ka Dhacday hoolka Shirarka Tag Foundation Ee Magaalada Gaalkacyo
Xafladdan oo Si Heer Sare Loo Soo Agaasimay Ayaa Waxaa Kasoo Qaybgalay Maamulka Gobolka Mudug, guddoonka Waxbarashada gobolka iyo kan Degmada, Jaamacadaha, Madaxa Dugsiyada Sare Ee Puntland, Shirikadda Isgaarsiinta Golis Telecom, Madaxa Waalidiinta degmada, Maamulka Dugsiga Gaalkacyo, Macalimiin, Arday Iyo marti sharaf Kale .
waxaana ka hadlay Maamulka Gobalka Mudug, Kan waxbarashada, kan degmada Waxbarashada Galkacyo, waaladiin iyo marti sharaf kale.