Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Somalia miyaa loo tashanayaa, mise waa laga tashanayaa ! John Kerry oo Addis Ababa kula shiraya wasiirada dibada ee Ethopia, Kenya iyo Uganda

$
0
0

Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliyaa ayaan lagu casumin kulankaan looga halayo xaalada Soomaaliya.

Xoghayaha Arimaha Dibada ee Mareykanka John Kerry ayaa maanta kulan la qaatey Wasiirada Arimaha Dibada ee Itoobiya, Kenya iyo Uganda, kulanka ayaa diirada lagu saaray la dagaalanka Argagixisa iyo Xaalada Soomaaliya.

John Kerry ayaa Sadexda wasiir siiyeen Warbixin ku saabsan Xaalada Koonfurta Soomaaliya iyo Al-shabaab.

Waxaa nasiib daro ah in uusan goobta joogin Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya.

Sawirada Hoos ka daawo

1398942140596

1398942528832


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles