Inalilah wa ina ilaah rajicuun
Bismilahi raxmani raxiim
Waxaan halkan uga tacsiyenayaa dhamaan familka reer sheyba cali oo ku nool aduun daafihiisa kala duwan.![tacsi]()

Waxaa state-ka Utah ee Dalka Maraykanka ku geeriyooday Alla ha u naxariistee Muuse Cali Abuukar taarikhda markay ahayd 07.04.2014 oo ahaan jiray mareeyiihii guud ee mashruuca bariiska baraweyne jowhar
Ee dooladii dhexe marxuumka waxaan ilaah uga baryeeynaa janadii fardowsa ilaah ka waraabiyo qabrigiisa waasac rabi raxmaan uga dhigo eheladiisii iyo dhamaan familkiisii iyo asxaabtiisii uu ka tagayna samir iyo imaan kasiiyo amiin amiin amiin amiin.
Waxaa tacsida nasoo gaarsiiyey
Abdirizak ahmed Hassan