Madaxweunaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u dhoofey Magaalada Baydhabo.
Warar aad ugu dhow Xafiiska Madaxweynaha ayaa Puntlandi u xaqiijiyey in Madaxweynuhu uu Baydhabo u tagay si uu u taageero Maamulka Sadexda Gobol ee uu dabada ka riixayo Xildhibaan Shariif Xasan Sheikh Aaden.
Dhinaca kalena Beesha caalamka ayaa ku cadaadinaya Villa Soomaaliya iney cadeeyaan mowqifkooda ku aadan xiisada Siyaasadeed Ee Baydhabo.
Kala soco Puntlandi safarka Madaxweynaha.
Puntlandi
Muqdisho