Iyadoo xaalada deganaansho ee Magaalada ay maanta aad u kacsaneyd hadana Xildhibaan Shariif Xasan iyo Wafdigii uu hogaaminayay ayaa magaalada lagusoo dhaweeyey.
Safarka xildhibaan Shariif Xasan ayaa ku salaysan dhismaha Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed oo ka kooban Gobolada Shabeelaha Hoose, Bay iyo Bakool.
Ciidamada Amisom ee Itoobiya ayaa si weyn usugaaya amaanka guud ee Magaalada.
Puntlandi.com