Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Ra’iisul Wasaare Cabdiwali oo Dalka kusoo laabtey

$
0
0

Muqdisho– 23 Maarso. 2014–Pi– Ra’iisul Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdiwali Sheikh Axmed iyo Wafdigii uu hogaaminayay ayaa maanta Dalka kusoo laabtey,ka dib markii uu soo dhameystey Sadex maalmood oo safar uu ku joogey Dalka Switzerland.

Raysal wasaaraha ayaa Geneva uga qayb galay Shirka Shaqaalaha Adduunka (ILO).

Raysal wasaaruhu wuxuu intuu joogey Switzerland uu kulan la qaatey Jaaliyada Soomaaliyeed ee Dalka Switzerland.

Puntlandi
Muqdisho.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles