Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Dr. Faroole oo dib ugu soo laabtey Suuqa Siyaasada Soomaaliya, Hadana safar ku jooga Adis Ababa isagoo usii gudbi doona Dalal kale

$
0
0

Madaxweynihii hore ee Dowlada Puntland Dr.Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Faroole oo ka dib mudo gaaban uu fasax ka galay Siyaasada Soomaaliya ayaa hada dib ugu soo laabtey siyaasada Soomaaliya.

Madaxweyne Faroole oo ay weheliyaan xubno ka tirsanaa xukuumadiisa ayaa safaro ku maraya Wadamada Ciidamadu ka joogaan Soomaaliya isagoo horey usoo marey Kenya, wuxuu shalay Gaaray Adid ababa halkasoo uu kula kulmey Wasiirka Arimaha Dibada Itoobiya Dr. Tedros Adhanom .

Kulanka ayaa looga wada hadley arimaha Soomaaliya.

Sida ay Howlwadeenada Puntlandi xogta ku heleen Mudane Faroole wuxuu kaloo booqan doonaa Jabuuti, Ugandha, Burundi iyo Kenya.

Kala soco Puntlandi safarka Madaxweyne Faroole.

Puntlandi
Adis ababs

6
6

6


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles