$ 0 0 Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Madaxweyne Abdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta si heersare ah loogu soo dhaweyey Magaalada Qardho, Waa madaxweynihii u horeyey Puntland oo soo dhaweyn caynkaan ah loo sameeyo, indhahaaga ku daawo