Gaalkacyo–14 Maarso.2014–Pi– Taliyaha ciidanka booliska Dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdixakiin Daahir Saciid Saacid oo booqasho ku yimid Puntland markii ugu horaysay ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magalaada Gaalkacyo.
Gudoomiyaha Gobolka Mudug iyo Saraakiil ka tirsan laamaha amniga Gobollka ayaa qayb qatay soo dhowaynta Taliyaha Ciidanka Booliska Dowlada Federaalka loogu sameeyay Gaalkacyo.
Cabdixakiim Daahir oo saaka kasoo duuley magaalada Muqdisho,ayaa socdaalkiisu uu noqonayaa markii ugu horeysey ee Taliyuhu uu yimaada Gobolada Puntland ee uu ka soo jeedo tan iyo markii loo magacaabay Taliyaya ciidanka Booliska dowlada Federaalka soomaaliya.
Warar uu helay Warsidaha Puntlandi ayaa sheegaya in Taliyaha uu casumey ka helay Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ”Gaas”,halka Warar kale ay sheegayaan in uu Taliyuhu fasax iyo nasasho uu u yimid Puntland oo uu deegaan ahaan kasoo jeedo.
Saacadaha soo socda ayaa la filayaa in Taliyuhu uu gaaro magaalada Garowe ee Caasimada Puntland.
Hoos Ka Daawo Sawiradda;-
post@puntlandi.com.
www.puntlandi.com.
Image may be NSFW.
Clik here to view.
Image may be NSFW.
Clik here to view.
Image may be NSFW.
Clik here to view.
Image may be NSFW.
Clik here to view.
Image may be NSFW.
Clik here to view.
Image may be NSFW.
Clik here to view.
Image may be NSFW.
Clik here to view.