Ra’sul Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheikh Axmed iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u duuley Dalka Itoobiya.
Ra’sul Wasaaruhu wuxuu ka qayb galayaa Shirka Wadamada IGAD oo Adis ababa ka furmaya.
Cabdi wali wuxuu kulamo ku saabsan xaalada Soomaaliya uu la qaadan doonaa Madaxda IGAD, wuxuu kaloo si gaara ula kulmayaa Madaxda Itoobiya oo uu kala hadlayo howlgalka ciidamada Itoobiya ka wadaan Koonfurta Soomaaliya.
Puntlandi
Muqdisho.