Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Akhriso Warbxintii Xasaasiga ahayd ee Monitoring Group ay ka qoreen Soomaaliya

$
0
0

Warbxintaan oo ah mid aad u dheer oo aad Xasaasi u ah waxay ka hadlaysaa Guud ahaan Soomaaliya gaar ahaan Madaxda Soomaaliya, Warbixintaan ay Qaramada Midoobay ka diyaariyeen Soomaaliya ayaa shalay Villa Soomaaliya ku tilmaantay mid Fadhi kudirirada Soomaaliga laga soo diyaarshey.

Warbxintu waxay si gaara u taabanaysaa Dowlada Federalka Soomaaliya, waxay qeexeysaa inuu jiro Xiriir ka dhexeeya Villa Soomaaliya iyo Al-shabaab

Waxay kaloo Cadeynayasaa in ay jiraan Qaswadayaal ay Dowlada Federaalku adeegsato ama wada shaqeeyaan.

Waa Warbxin dheer ee akhriso orjinaalkeeda oo buuxda, adoo riixaya hoos

United-Nations-Monitoring-Group-Report

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles