Madaxweynaha Dowlada Jubaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa saaka u duuley Magaalada Nairobi halkaasoo uu uga bilaabanayo safar shaqo oo uu ku marayo Kenya iyo Itoobiya.
Madaxweynaha waxaa safarka ku weheliya Masuuliyiin ka tirsan Xukuumada jubaland, wuxuuna Nairobi kula kulmi doonaa Masuuliyiin ka tirsan Beesha Caalamka, beri subaxna wuxuu u duulayaa Magaalada Adis ababa halkaasoo uu kula kulmi doono masuuliyiin ka socda Midowga afrika.
Puntlandi
Kismaayo