Alla ha u naxariistee waxaa maanta 25 feb.2014 Bosaso ku geeriyoodey Macalin Maxamed Cabdullaahi Ismaaciil oo ka mid ahaa Macalimiintii Tacliinta sare ee Soomaaliya.
Alla naxariistii jano haka waraabiyo Marxuumka, waxaan kaloo illaah uga baryeynaa Dambi dhaaf.
Ehelka,Qaraabada iyo Qoyskiisiina waan uga tacsiyeyneynaa.